Madaxweyne Biixi oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar kamid ah Wasiiradiisa (Akhriso Magacyada)

Wareegto maanta kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa isku shaandheyn loogu sameeyay qaar kamid ah golihiisa Wasiirada. Wasiirada isku shaandheynta saameesay waxaa kamid ah Wasiirkii Arimaha Dibadda Soomaaliland Sacad Cali Shire oo laga wareejiyay Wasaarada Arimaha dibadda, waxaana Sacad laga dhigay Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda. Halkan ka Akhriso Wareegtada isku … Continue reading Madaxweyne Biixi oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar kamid ah Wasiiradiisa (Akhriso Magacyada)